Yexesqeel 24:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wasakhdaada shar baa ku jira, maxaa yeelay, waan ku nadiifiyey laakiinse waad nadiifsanaan weyday, haddaba innaba wasakhdaada kama aad nadiifsami doontid jeeraan cadhadayda kugu dhammaystiro.

Yexesqeel 24

Yexesqeel 24:4-17