Yexesqeel 24:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaas digsiga oo madhan dhuxusha shidan saar si uu u kululaado, oo ay naxaastiisu u gubato, oo ay wasakhdiisu gudihiisa ugu dhalaasho oo uu miridhkiisuna u baabba'o.

Yexesqeel 24

Yexesqeel 24:4-17