Yexesqeel 23:42 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaa iyada la jiray codka dadka faraha badan, oo raaxaysan, oo dadkii faraha badnaana waxaa la yimid sakhraamiin cidlada laga keenay, oo waxay gacmaha u geliyeen dugaagado, oo madaxana taaj qurux badan bay u saareen.

Yexesqeel 23

Yexesqeel 23:34-44