Yexesqeel 23:33 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Aad baad u sakhraami doontaa oo murug baa kaa buuxsami doonta, oo waxaad ku cabbi doontaa koobkii yaabka iyo baabba'da, kaasoo ah koobkii walaashaa Samaariya.

Yexesqeel 23

Yexesqeel 23:24-38