Yexesqeel 23:27 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo sidaasaan kaaga joojin doonaa sharkaagii iyo dhillanimadaadii aad dalka Masar ka keentay, si aadan indhahaaga kor ugu taagin, oo aadan Masar kol dambe soo xusuusan.

Yexesqeel 23

Yexesqeel 23:25-36