Yexesqeel 23:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo reer Baabuloon ayaa iyada sariirtii caashaqa ugu soo galay, oo dhillanimadoodii iyaday ku nijaaseeyeen, oo iyana iyagay la nijaasowday, oo nafsaddeediina iyagay ka go'day.

Yexesqeel 23

Yexesqeel 23:12-27