Yexesqeel 22:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, reer binu Israa'iil wasakh bay ii noqdeen, oo kulligood waa naxaas iyo qasacad iyo bir iyo laxaamad foornada ku dhex jira, oo xataa waa wasakhda lacagta.

Yexesqeel 22

Yexesqeel 22:17-21