Yexesqeel 22:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wakhtiga aan kula macaamiloon doono miyaa qalbigaagu u adkaysan karaa, miyaase gacmahaagu xoog u yeelan karaan? Aniga Rabbiga ah ayaa saas ku hadlay oo saas samayn doona.

Yexesqeel 22

Yexesqeel 22:4-21