Yexesqeel 21:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo binu-aadmiga oo dhammuba waxay wada ogaan doonaan in aniga Rabbiga ahu aan seeftaydii galkeedii ka soo bixiyey, oo mar dambena dib uma ay noqon doonto.

Yexesqeel 21

Yexesqeel 21:1-9