Yexesqeel 21:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Xaabo baad dabka u noqon doontaa, oo dhiiggaaguna dalkuu dhex oolli doonaa, oo mar dambe laguma soo xusuusan doono, waayo, aniga Rabbiga ah ayaa saas ku hadlay.

Yexesqeel 21

Yexesqeel 21:22-32