Yexesqeel 21:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo kuwa dhaarta ku dhaartay waxay hortooda ku noqon doontaa sida faal aan waxtar lahayn oo kale, laakiinse isagu xumaantuu soo xusuusan doonaa, si iyaga lagu qabto aawadeed.

Yexesqeel 21

Yexesqeel 21:21-32