Yexesqeel 21:2 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, wejigaaga xagga Yeruusaalem u sii jeedi, oo hadal xagga meelaha quduuska ah ka gees ah ku hadal, oo waxaad wax ka sii sheegtaa dalka reer binu Israa'iil.

Yexesqeel 21

Yexesqeel 21:1-11