Yexesqeel 20:46 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, wejigaaga xagga koonfureed u sii jeedi, oo hadal xagga koonfureed ka gees ah ku hadal, oo waxaad wax ka sii sheegtaa kaynta duurka xagga koonfureed ku taal;

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:44-49