Yexesqeel 20:43 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo halkaasaad jidadkiinnii iyo falimihiinnii aad isku nijaasayseenba ku soo xusuusan doontaan, oo waxyaalihiinnii sharka ahaa ee aad samayseen oo dhan ayaad isu nici doontaan.

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:38-48