Yexesqeel 20:32 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxa maankiinna soo galaana innaba ma ay ahaan doonaan, waayo, waxaad isku tidhaahdaan, Annagu waxaannu noqon doonnaa sida quruumaha kale, iyo sida qolooyinka waddammada deggan oo kale si aannu qoryo iyo dhagax ugu adeegno.

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:26-37