Yexesqeel 20:18 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan carruurtoodii ku idhi intii ay cidladii dhex joogeen, Qaynuunnada aabbayaashiin ha ku soconina, oo xukummadoodana ha dhawrina, oo sanamyadoodana ha isku nijaasaynina.

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:13-27