Yexesqeel 20:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse magacayga daraaddiis ayaan u shaqeeyey, si uusan ugu nijaasoobin quruumihii ay dhex joogeen hortooda, waayo, iyagoo u jeeda ayaan soo bixiyey.

Yexesqeel 20

Yexesqeel 20:12-19