Yexesqeel 2:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse adigu, Wiilka Aadamow, waxaan kugu idhaahdo maqal, oo caasi ha noqon sida reerkaas caasiyoobay oo kale. Afkaaga kala qaad oo waxaan ku siiyo cun.

Yexesqeel 2

Yexesqeel 2:1-9