Yexesqeel 19:14 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo dab baa laameheedii ka soo dhex baxay, oo midhaheedii dhammeeyey, oo sidaas aawadeed iyadu ma leh laan adag oo ul wax lagu xukumo noqon karta. Tanu waa baroorasho, oo baroorashay u noqon doontaa.

Yexesqeel 19

Yexesqeel 19:6-14