Yexesqeel 18:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eega, nafaha oo dhan anigaa iska leh, oo sida nafta aabbuhu ay taydii u tahay ayaa tan wiilkuna ay taydii u tahay, haddaba naftii dembaabtaa way dhiman doontaa.

Yexesqeel 18

Yexesqeel 18:1-6