Yexesqeel 18:29 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse reer binu Israa'iil waxay yidhaahdaan, Sayidka jidkiisu ma qummana. Reer binu Israa'iilow, sow jidadkaygu ma qummana? Sow jidadkiinnu ma aha kuwa aan qummanaynu?

Yexesqeel 18

Yexesqeel 18:27-32