Yexesqeel 18:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Laakiinse idinku waxaad tidhaahdaan, Sayidka jidkiisu ma qummana, haddaba reer binu Israa'iilow, bal i maqla. Sow jidkaygu ma qummana? Sow jidadkiinnu ma aha kuwa aan qummanaynu?

Yexesqeel 18

Yexesqeel 18:23-32