Yexesqeel 18:16 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

ama uusan cidnaba dulmin, oo uusan rahaamadda qaadan, oo uusan waxba xoog ku boobin, laakiinse uu cuntadiisa kii gaajaysan siiyey, oo kii qaawanna dhar huwiyey,

Yexesqeel 18

Yexesqeel 18:10-22