Yexesqeel 18:12 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

oo uu miskiinka iyo saboolka baahan dulmay, oo uu xoog wax ku boobay, oo uusan cidna rahaamad u celin, oo uu indhihiisana sanamyada kor ugu taagay, oo uu wax karaahiya ah sameeyey,

Yexesqeel 18

Yexesqeel 18:9-21