Yexesqeel 17:20 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo korkiisaan ku kala bixin doonaa shabaggayga, oo isagaa dabinkayga lagu soo qaban doonaa, oo Baabuloon waan keeni doonaa, oo xadgudubkii uu igu xadgudbay aawadiis ayaan isaga halkaas kula xaajoon doonaa.

Yexesqeel 17

Yexesqeel 17:10-22