Yexesqeel 16:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waxaan kaa dhigay inaad sida biqilka duurka oo kale u badatid, waanad korodhay oo sii weynaatay, oo waxaad noqotay wax qurux badan, waanad naaso keentay, oo timahaagiina way bexeen, in kastoo aad qaawanayd oo aanad dednayn.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:1-11