Yexesqeel 16:63 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

si aad wax u soo xusuusatid, oo aad u facsharantid, oo aadan afkaagana mar dambe u kala qaadin ceebtaada aawadeed, markaan kaa wada cafiyo wixii aad samaysay oo dhan, ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:62-63