Yexesqeel 16:59 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Waayo, wuxuu Sayidka Rabbiga ahu leeyahay, Waxaan kugu samayn doonaa sidaad samaysay oo kale, waayo, adigu dhaartii waad quudhsatay markaad axdigii jebisay.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:50-63