Yexesqeel 16:55 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa walaalahaa Sodom iyo gabdhaheedu ay sidoodii hore ku soo noqon doonaan, oo Samaariya iyo gabdhaheeduna ay sidoodii hore ku soo noqon doonaan, oo adiga iyo gabdhahaaguna aad sidiinnii hore ku soo noqon doontaan.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:48-61