Yexesqeel 16:51 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo xataa dembigaaga badhkiis Samaariya ma ay samayn, laakiinse waxyaalahaaga karaahiyada ah waad ka sii badisay kuweeda, oo walaalahaana waxaad xaq kaga dhigtay waxyaalahaagii karaahiyada ahaa oo aad samaysay oo dhan.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:49-52