Yexesqeel 16:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iluna kuuma ay nixin inay waxyaalahaas kuu samayso, ama inay kuu roonaato, laakiinse maalintii aad dhalatay ayaa berrinka bannaan lagugu xooray, waayo, qofnimadaadu waxay ahayd wax la quudhsado.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:2-15