Yexesqeel 16:31 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo jid kasta madaxiisa waxaad ka dhisataa qudbad, oo jid kastana waxaad ka samaysataa meel sare, oo weliba ma aadan ahayn sidii dhillo oo kale, waayo, adigu kirada waad quudhsataa.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:30-35