Yexesqeel 16:25 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Meeshaadii sare waxaad ka dhisatay madaxa jid kasta, oo quruxdaadiina waxaad ka dhigtay wax la karhay, oo waxaad lugaha u kala wadhay ku alla kii ku soo ag marayba, oo dhillanimadaadiina waad sii badisay.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:23-32