Yexesqeel 16:17 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba waxaad qaadatay waxyaalahaagii quruxdasanaa oo dahabkayga iyo lacagtayda ahaa oo aan ku siiyey, oo waxaad ka samaysatay sanamyo nimeed, oo iyagii baad la dhillowday.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:8-20