Yexesqeel 16:10 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba dhar daabac leh ayaan kuu xidhay, oo waxaan kuu geliyey kabo adhidibadeed hargahood laga sameeyey, oo dhexdana maro wanaagsan baan kuugu xidhay, oo xariir baan kuu hagoojiyey.

Yexesqeel 16

Yexesqeel 16:9-12