Yexesqeel 15:7 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo wejigaygaan u soo jeedin doonaa. Dabkay ka dhex bixi doonaan laakiinse dabku wuu baabbi'in doonaa; oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay, markaan iyaga wejigayga u jeediyo.

Yexesqeel 15

Yexesqeel 15:2-8