Yexesqeel 15:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Bal eeg, xaabo ahaan baa dabka loogu dhex tuuraa, oo dabka ayaa labadiisa madaxba dhammeeya, oo dhexdiisuna way gubataa. Miyuu in shuqul lagu qabsado wax u taraa?

Yexesqeel 15

Yexesqeel 15:2-8