Yexesqeel 13:8 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Sidaas daraaddeed Sayidka Rabbiga ahu wuxuu leeyahay, Bal ogaada anigu col baan idinku ahay, maxaa yeelay, idinku wax aan waxba ahayn ayaad ku hadasheen oo wax been ah baad aragteen ayaa Sayidka Rabbiga ahu leeyahay.

Yexesqeel 13

Yexesqeel 13:1-12