Yexesqeel 13:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Idinku meelihii jajabnaa ma aydaan u kicin, oo heeraarkiina reer binu Israa'iil uma aydaan adkayn, si maalinta Rabbiga dagaalka loogu istaago.

Yexesqeel 13

Yexesqeel 13:1-10