Yexesqeel 13:23 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

sidaas daraaddeed mar dambe wax aan waxba ahayn ma arki doontaan, oo faalna ma faalin doontaan, oo dadkayga ayaan gacantiinna ka samatabbixin doonaa, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Yexesqeel 13

Yexesqeel 13:21-23