Yexesqeel 13:21 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba masarradiinnana waan jeexi doonaa, oo dadkaygana gacantiinna waan ka samatabbixin doonaa, oo mar dambena gacantiinna in la ugaadhsado aawadeed uma soo geli doonaan, oo idinkuna waxaad ogaan doontaan inaan anigu Rabbiga ahay.

Yexesqeel 13

Yexesqeel 13:16-23