Yexesqeel 12:6 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Iyagoo indhaha kugu haya waa inaad alaabta garbaha ku qaadataa oo la ambabbaxdaa markay gudcur tahay. Oo wejigaagana waa inaad deddaa si aadan dhulka u arag, waayo, calaamad baan reer binu Israa'iil kaaga dhigay.

Yexesqeel 12

Yexesqeel 12:4-12