Yexesqeel 12:4 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo waa inaad alaabtaada maalin cad soo bixisaa sida alaab lala guurayo iyagoo indhaha kugu haya, oo waa inaad makhribkii ambabbaxdaa sida kuwo masaafuris u bixitimaya iyagoo indhaha kugu haya.

Yexesqeel 12

Yexesqeel 12:1-14