Yexesqeel 12:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Wiilka Aadamow, waa maxay hadalkan aad dalka reer binu Israa'iil ku haysataan, kaasoo leh, Wakhtigii waa sii dheeraaday oo muujin kastaaba way beenowday?

Yexesqeel 12

Yexesqeel 12:15-28