Yexesqeel 12:15 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo iyaguna waxay ogaan doonaan inaan anigu Rabbiga ahay, markaan iyaga quruumaha ku kala dhex eryi doono, oo aan waddammada ku kala firdhin doono.

Yexesqeel 12

Yexesqeel 12:11-16