Yexesqeel 12:13 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Oo weliba aniguna shabaggaygaan ku kor kala bixin doonaa, oo dabinkaygaa lagu soo qaban doonaa, oo waxaan isaga keeni doonaa Baabuloon iyo dalka reer Kaldayiin, oo weliba ma uu arki doono, in kastoo uu halkaas ku dhiman doono.

Yexesqeel 12

Yexesqeel 12:7-14