Yexesqeel 11:5 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa Ruuxii Rabbigu igu soo degay, oo wuxuu igu yidhi, Waxaad tidhaahdaa, Rabbigu wuxuu leeyahay, Reer binu Israa'iilow, sidaasaad istidhaahdeen, waayo, waxyaalaha maankiinna soo gala waan ogahay.

Yexesqeel 11

Yexesqeel 11:1-15