Yexesqeel 11:22 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaa keruubiimtii baalashooda kor u qaadeen, oo giraangirihiina way dhinac yiilleen, oo ammaantii Ilaaha reer binu Israa'iilna iyagay ka korraysay.

Yexesqeel 11

Yexesqeel 11:20-24