Yexesqeel 11:11 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Magaaladanu dherigiinna ma ay ahaan doonto, oo idinkuna hilibka ku dhex jira ma aad ahaan doontaan, laakiinse soohdinta dalka reer binu Israa'iil ayaan idinku xukumi doonaa.

Yexesqeel 11

Yexesqeel 11:10-16