Yexesqeel 10:1 Kitaabka Quduuska Ah (KQA)

Markaasaan wax fiiriyey, oo cirkii madaxii keruubiimta ka korreeyey waxaa ka muuqday wax dhagax safayr u ekaa, oo muuqashadiisu carshi u eg tahay.

Yexesqeel 10

Yexesqeel 10:1-9